Uncategorized

Soomaaliya warbixinada laga filan karo 2015-ka

iftineducation.com – Halkan ka dhageyso barnaamij gaar ah oo ku saabsan warbixinada sanadka 2015-ka laga filan karo Soomaaliya oo uu idinla socodsiinayo Cabdifitax Ibrahim Cgayare.


Barnaamijka waxaa ka qeybqaadanaya wariyayaasha BBC-da Ibrahim Maxamed Aadan, Axmed Siciid Cige, iyo khubaro ka faalooda arrimaha caalamka oo kala ah Cabdiwahab Sheekh Cabdisamad iyo Cabdidaahir Maxamed Sirad.


RIIX HALKAAN KA DAAWO