Uncategorized

Shiinaha danta Oo Afrika ka leeyahay badanaa -Daawo Muuqaalkan

iftineducation.com – Waaxda Arimaha Dibada Ee Dalka China ayaa ka warbixiyey safaro uu ku tagay wadamo badan oo qaarada Afrika kuyaala gaar ahaan safarkisii uu ku tagay dalka Kenya Magaalada Nairobi wuxuuna sheegay Wasiirka Chinain ay ka go’antahay,in wadamo badan oo afrika ay ka hirgaliyaan mashaariic horumarineed.
.
Dawlada China ayaa doonaysa in ay meesha ka saarto dhaq-dhaqaaqii siyaasada dhaqaalaha ee wadamada reer galbeedku ku lahaayeen Afrika.








HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA