Uncategorized

Sergio Aguero oo dhaawac ka soo laabtay diyaarna u ah kulanka Evertoon ee Sabtida

iftineducation.com – Sergio Aguero ayaa laga yaabaa in ku soo bilowdo kulanka  Manchester City iyo Evertoon ee  sabtidida kadib markii uu dhaawacyo uu garoomada ugu maqnaa mudooyinkii dambe.


Vincent Kompany iyo Edin Dzeko ayaa sidoo kale qarka u saaran  in ay kooxda ku soo laabtaan kulanka ay ka hortagayaan kooxda  Everton maadama uu Horyaalka uu galay marxalad kale.




Aguero tababarka ku soo laabtay isbuucaan , iyo waxa ay garoomada ka maqnaa muddo shan toddobaad kadib markii uu ku dhaawacmay kulan ay kooxdiisa ka Hortaktay kooxda Evertoon.




Ciyaaryahanka reer Argentine , ayaa Hogaaminaaya Gool dhalinta Horyaalka  Premier League waxaaan la soo bandhig sawiro ku aadan Sergio Aguero oo sameynaayo tawabar si uu ugu diyaar garoowo kulanka kooxda Evertoon.