Uncategorized

Sawirro: Fanaanad caan ah oo anshax xumo ku dhex sameysay Masjid..!

iftineducation.com – Fanaanada caanka ah ee ku heesta heesaha nooca pop ee Selena Gomez ayaa anshax xumo ka muujisay mar loo ogalaaday iney booqato masaajid ku yaal Abu Dhabi oo lagu magacaabo Sheikh Zayed Mosque.


Sawir ay soo galisey Instagram ayaa muujinaya ayadoo qaawineysa lugteeda marey isku dhex sawirtay masjidka.


Sidoo kale sawir kale ayay soo dhigtay ayadoo la sawiran Kendall Jenner, Gigi Hadid, iyo Cody Simpson.