Uncategorized

Riwaayad qosol la Ooyeen dadkii daawadey -Muuqaal funny ah

iftineducation.com – Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Riwaayad Cusub oo aad u xiiso badan taasi oo la magac baxday AAMIN SHAQADAADA.


Laba wiil oo Soomaaliyeed oo midkood ka shaqeeye ROOTIGA, midka kalana uu yahay BAALASHLE (Caseeye) ayaa waxay Gabdho Soomaaliyeed ku Shukaan san doonaan in midkood yahay Ganacsade midka kalana uu leeyahay Warshado soo saara Agab kala duwan, Waxaana marka danbe Raggaan lagu Qaban doonaa iyahoo wada howshoodii Caadiga ahayd Daawo waxa dhacay marka.


HALKAN KA DAAWO VIDEO