Uncategorized

Raiisal Wasaaraha Somaliya oo caawa magacaabay 25 Wasiiro, 25 Ku Xigeeno iyo 9 Wasiiru Dowlayaal

iftineducation.com – Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ugu dambeen waxa uu caawa magacaabay xubnaha Golaa Wasiirada cusub ee Somaliya.




Munaasabad aan buurnayn oo caawa lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada ee Villa Somalia, ayaa lagu shaaciyay magacyada Wasiirada Xukuumaddaan cusub.




Xukuumaddu waxay ka kooban tahay 25 Wasiiro, waxaana ku dhawaaqay Afhayeenka Xukuumadda Ridwaan Xaaji C/weli




Liiska Golaha Wasiirada




1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen




2. Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Wasaaradda Caddaaladda




3. Cabdulqaadir Sh. Cali Ibrahim “Baqdaadi” Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta




4. Cabdikariin Xuseen Guuleed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka




5. Xuseen Cabdi Xalane Wasaaradda Maaliyadda




6. Maxamed Sh. Xasan Xaamud Wasaaradda Gaashaandhigga




7. Cabdirixman Ducaale Bayle Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga




8. Cabdullahi Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha




9. Cabdullahi Axmed Jaamac “Ilkajiir” Wasaaradda Waxbarashada




10. Yusuf Macalin Amiin Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda




11. Maxamud Cali Magan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga




12. Cabdiqadir Cabdi Xashi “Gaabane” Wasaaradda Arimaha Dastuurka




13. Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” Wasaaradda Korontada iyo Biyaha




14. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska




15. Cabdullahi Sh. Ismaacil Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada




16. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada




17. Cabdalla Boos Axmed Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta




18. Xuseen Maxamed Sheekh “Badni” Wasaaradda Beeraha




19. Axmadey Sh. Mukhtaar Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada




20. Cabdiraxman Cabdi Cusmaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha




21. Nadifo Maxamed Cusman Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska




22. Khadiija Maxamed Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska




23. Maxamed Mukhtar Ibrahim Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda




24. Daauud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka




25. Abuukar Cabdi Cusman “Mardadi” Wasaaradda Xanaanada
Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa




Magacyada Wasiiru Dawlayaasha




1. Cabdullahi Yusuf Alankey Wasaaradda Amniga Gudaha




2. Maxamuud Hayir Ibrahim Madaxtooyada




3. Khalid Cali Cumar Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka




4. Maxamed Adan “Fargeti” Wasaaradda Arrimaha Dibadda &
Dhiirigalinta Maalgashiga




5. Maxamed Cali Xagaa Wasaaradda Gaashaandhigga




6. Cabdullahi Maxamed Nuur Wasaaradda Maaliyadda




7. Xasan Maxamed Jimcaale Wasaaradda Arimaha Dastuurka




8. Burci Maxamed Xamza Wasiiru Dawlaha XRW Arrimaha Bay’adda




9. Caadil Sheegow Sagaar Xiriirka Baarlamaanka




Magacyada Wasiir Ku-xigeenada




1. Cabdullahi Bile Nur Wasaaradda Caddaaladda




2. Cabdiraxman Kulmiye Xirsi Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta




3. Saacid Xaji Maxamuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka




4. Fahma Axmed Nur Wasaaradda Maaliyadda




5. Cabdalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga




6. Mahad Maxamed Salad Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga




7. Ibrahim Yarow Isaq Wasaaradda Amniga Gudaha




8. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada




9. Yusuf Xayle Jimcaale Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda




10. Sharif Maxamed Xasan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga




11. Xaji Cali Sh. Maxamed Nur Wasaaradda Arimaha Dastuurka




12. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha




13. Cabdullahi Colaad Rooble Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska




14. Xirsi Adan Rooble Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada




15. Maxamed Cumar Geedi Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada




16. Cabdishakur Cali Mire Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta




17. Cabdirashid Maxamed Xiddig Wasaaradda Beeraha




18. Jamaal Xasan Ismaacil Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada




19. Sacdiya Careys Ciise Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha




20. Cusman Libaax Ibrahim Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska




21. Mumina Sh. Cumar Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska




22. Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda




23. Maxamed Axmed Abtidoon Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka




24. Abdinasir Gaarane Maxamed Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa




25. Dr. Cusman Maxamud Dufle Wasaaradda Caafimaadka