Uncategorized

Obama Oo si Feejigan uga hadlay weerarkii Paris ka dhacay -Muuqaal

iftineducation.com – Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalka Barnaamijka Qubanaha VOA oo maanta lagu soo qaatay Qodobo aad u xiiso badan.


Waxaa Barnaamijka Qayb ka ah Weerar ay ku dhinteen 12-Ruux oo ka dhacay magaalada Paris ee caasimada dalka France, kaasi oo kooxo Islaamiyiin ah ay ku qaadeen goob uu ku yaalay Wargeys Lagu Aflagaadeeyay Nabi Maxamed NNKH.






HALKAN KA DAAWO VIDEO RIIX