Uncategorized

Nin Hubeysan Oo Dhakhtar Dilay Isagiina is dilay kadib markii uu weeraray Isbitaal ku yaala Magaalada El Paso ee Gobolka Texas Daawo muuqaal

iftineducation.com – Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay oo ku jiro ninkii weerarka soo qaaday kadib markii weerar lagu qaaday Isbitaal ku yaala magaalada El Paso ee gobolka Texas wadanka Mareykanka.






Weerarkaan ayaa dhacay shalay kadib markii nin hubeysan uu weerar kusoo qaaday isbitaal ay leeyihiin Miletariga Mareykanka, waxa uuna halkaas ku




dilay dhakhtar ka shaqeynayay Isbitaalka kadibna uu isaga is dilay.
Sarkaal sare uu hadlay Ciidamada amaanka ayaa sheegay inay baari doonaan sababata uu ninkaan usoo weerar isbitaalka iyo waxa ku kalifay inuu dilo dhakhtarka, Booliska ayaa xiray guud ahaan isbitaalka iyo aaga ka agdhawba waxa ayna sheegeen inuu xirnaan doono inta ay baaritaan soo saarayaan kana ogaanayaan sababta ka dambeysay weerarkan.


RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA