Uncategorized

Muuska iyo faa iidada uu u leeyahay xubinta taranka Raga

iftineducation.com – Sida ay soo saareen baarayaal caalami ah oo ku takhassusay cilmiga Nituration-ka, laguna daacabey wargeyska DailyMail ayaa sheegay in isku dhafka muusku uu ka caawiyo RAGGA inuu jirkoodu kala dago, dheefshiidkooduna si habsami ah u shaqeeyo, arinkan oo kor u qaadaya awooda ninku uu bixinayo xilliga galmada.


Sida lagu sheegay baritaano Farabadan ee lagu sameeyay muuska ayaa waxa lagu ogaaday in isku dhafka ay ka kooban yihiin curiyayaasha dabiiciga ah ee muusku uu khudaartan kadhigo sida kiniinka kor u qaada awooda GALMADA ee loo yaqaan Viagro, isaga oo ninka kusoo kordhinaya awood layaab leh, isla markaana kor u qaadaya dareenkiisa Ragganimo.


Waxaana xusid mudan in diraasadan ay ka qayb qaateen 148 nin, waxeyna ka dhacday wadammada Germany iyo France, iyada oo soconaysay muddo 4 bilood ah, taasi oo ay ragganicabeen sharaab u dhigma 4 ilaa 6 xabbo oo muus ah, looguna dhex walaaqay qofkastaaba nooca khudaar ee uu ka helo, waxyar uun ka hor inta aanay samayn galmada.