Uncategorized

Maryan Mursal Oo Qof waalan ku tilmaamtay Farxiya Fiska -Sababta Heestan.

iftineducation.com – Daawo Maryan Mursal Ku Tilmamtay Farxiya Fiska qof xanuunsan anan aqoonin Tixgalinta 3 jeer wacay ku ire Ii dhaaf Heesahayga welina sidii Mooryaanta ayay is adkaynayaa sida in ay leedahay awood.


Fanaanadan ayaa ku dooday in ay nooshahay oo ay London la joogto Fiska islamarkaana aanay marnaba ka akhrisanayn in iyadoo nool laga dhaxlo heesaheeda maadaama ay tahay arin ka baxsan dhaqanka iyo sharciga.








HEESTA AY KA XANAAQDAY MARYAN MURSAL: