Uncategorized

Maraykanka Oo talaabsadey waxa uu keenay Markab aduunka ku cusub -Daawo

iftineducation.com Dowlada Mareeykanka oo lagu tiriyo wadamada ugu quwada badan Caalamka ayaa waxa ay soo bandhigtay Maraakiib dagaal oo dushooda isku badalay garoomo Diyaarad iyo Taangiyo biyaha bada hoostooda ka soo baxaya.


Mareeykanka ayaa inta badan waxa uu dhanka soo saarista hubka casriga ah la tartamaa wadamada Ruushka iyo Shiinaha balse Muuqaalkaan ayaa waxa ka dhex muuqda awood balaaran oo ay leeyihiin ciidamada Bada ee dalka Mareeykanka .









RIIX HALKAAN KADAAWO