Uncategorized

Jabhada Awdal oo soo bandhigtay Hub iyo Gawaari Dagaal oo ay ka qabsadeen soomaaliland Daawo

iftineducation.com – Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Maayarkii hore ee magaalada Boorama oo Faah faahin dheeriya ka bixiyey dagaal Dhowaan Duleedka Boorama ku  dhexmaray maleeshiyada  Suldaan Wabar Iyo  Ciidamada maamulka Somaliland isaga oona soo bandhigay gaadiid Dagaal iyo Saanad Melatary uu ku sheegay in ay ka qabsadeen Ciidanka soomaaliland.










HALKAAN KA DAAWO