Uncategorized

Haweney Dibi caabud ah oo mucjiso kala kulantay Dibgii ay caabudijirtay Daawo

iftineducation.com – Dadka Binii ‘aadamk illah waxaa uu siiyey Caqli uu ku kala garto waxa wagsan iyo waxa Xun hadaba waxaa idin soo gudbineynaa arin Dunida Muslimka Maalmahaan danbe aad looga hadal haayo taaso ah

Haweeyen ku nool wadanka Hindiya oo ah Dadka Caabuda Dibiga ayaa waxaa Qabsaday Arin layaab leh kadib mar ay Caabudeysay dibiga ayadoo u sujuudsan Dibiga ayaa waxaa dhacday in uu geeskiisa uu isha kaga dhufto kadibna markii ay dhacday Caloosha kagaliyey Geesaha ilaa uu ku tuntuntay waxaan Goobta laga qaaday haweeneydii oo Suuxsan oo loola cararay Isbitaalka.