Uncategorized

galmada isku daba xigta oo ragga diig biya bax ah ka yimadaan digniin

iftineducation.com – Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in galmada ugu fiican dhanka caafimaad ahaanta ay tahay midda todobaadkii labada jeer la sameeyo .Galmada habka wanaagsan u dhacda ayaa xitaa u u wanaagsan habka wax urinta iyadoo jirka uu soo daayo galmada ka dib hormone la yiraahdo Prolactin kaasi oo ka shaqeeya hormarinta shaqada unugyada neerfaha ee maskaxda gaar ahaan unuga qaabislan dhanka wax urinta
Sidoo kale galmada ayaa yareysa oo hoos u dhigeysa in qofka uu kudhaco xanuunada wadnaha %67


Waxa ay sidoo kale u fiican tahay jirka





iyadoo halkii weerarka sariirta uu jirka gubo 200 oo tamar waxa ayna taasi la mid tahay halkii galmo in ay u dhiganto adiga oo sameeyay orad 15-daqiiqo ah
Galmada waxaa kale oo ay u wanaagsan dhanka murqaha iyadoo inta kulanka lagu jiro u jirka soo daayo hormone-ka la yiraahdo testosterone kaasi oo u wanaagsan murqaha oo xoojiyaSidoo kale wel welka ayay galmada yareyasa , waxaana lamanayaasha lagula talinaya in kulankooda ahaado mid ku dhaca jawi wanaagsan.