Uncategorized

Gabdhahan Waxaa ka xanaajiyay Tv Kenyan ah sharafta ka qaaday -Daawo

iftineducation.com – Waxaa Sooomaalida ku dhaqan Nairobi  ay ka xanaaqeen markii Muuqaalo Dhaqan Xumo aan horay loo arag taas haatan banaanka u soo baxaday iyada oo ay bilaabeen in ay meela faraagaraha iyo beeraha xoriyadaku sameeyaan wax aanan afka laga sheegi karin .


Muuqaalkan Waa beerta xoriyada ee Uhuru Bark waxaana muuqaalkan kasoo qaaday TV-ga canaka ah ee Dalka Kenya ee KTN Xili Loo Damaashadayay Soo Dhawaynta Sanadka Cusub ayaa Soomaali Badan oo wiilal iyo Gabdho isugu jira waxay tamashleen u tageen goobtaasi.


HALKAN KA DAWO MUQALKA