Uncategorized

Gabadhan yaa dhumiyay Oo diinta ka saaray -Daawo Qiso Yaab leh

iftineducation.com – Qiso Yaab leh ayeey Ku Noqotay Bulshada Soomaaliyeed oo %100 Muslim ah Kadib Markii Shaashada Ka soo Muuqatay Haweeney Soomaaliyeed 28 Jir ah Kana Mid ah Shacaka Soomaaliyeed ee U Soo Barakacay Xerooyinka Qaxootiga ee Ku Yaala Dalka Kenya oo Ka Baxday Diinta Islaamka Isla Markaana Ku soo Bandhigtay Youtube-ka Qiso Ay Uga Faaloonayso Sababta Ay Uga Baxday Diinta


”Waxaan Is Baranay Saaxiibo Haysta Diinta Kirishtanka Waxaan U Kuurgalay Diintaasi Iyo Waxa ay Tahay Dadkii aan Ka bartay waxay ahaayeen dad aad ii Qiimeeya Wanaagsan Wax Walba ii Qabta Kuna Dadaala Nolosheyda. Anigoo Gabar Faqiir ah ayeey Hanti isiiyeen Balse Waxaa Xusid Mudan Maalin Maalmaha Ka Mid ah oo aan Safar ahaa ayaa Nolosheyda Qatar Gashay Waxaan Baryay Wax yaabaha ay Ilaah u Yaqaanaan Dadka Kirishtanka ah Kadibna Waa ii Fududaatay Wixii aan Rabay sidaasi ayaan u Qaatay Diinta Kirishtanka Ugana Baxay Diinta Islaamka ayeey Tiri Gabadhaasi Soomaaliga ah ee Qisadeeda Soogalisay Youyube-ka


HALKAAN  KA  DAAWO