Uncategorized

Flim soomaalida wada sugayeen Oo soo baxay -Daawo

iftineducation.com – Filimkii Xiisaha badnaa ee aad wada sugeyseen ee Mirir Jaceyl & Rag caan ah oo ka dhex muuqda (Video)


Muuqaalka flimka oo jaaliyadaha soomaalida iyo nolosha qoysaska ka hadlaya ayaa waxaa ka dhex muuqda rag culus oo jilayaal ah.

Flimka Mirir jaceyl ayaa waxaa sidoo kale uu fasirayaa sirta qarsoon ee nolosha qoyska sida dhabta ah ay nolosha u wadaagaan Lamaanayaasha Yurub jooga.