Uncategorized

Fartuun birimo oo u hanjabtay Fanaan boob ku haaya heesaheeda Daawo muuqaalka

iftineducation.com – Fanaanada caanka ah ee lagu Magacaabo Fartuun Birimo ayaa diiday in heesaheeda laga bililiqeesto iyadoo la ogyahay in inta badan heesaha ay iyada qaado ay yihiin kuwa y boobtay Fartuun ayaa hadalkaan jeedisay xili ay ka qayb galeesay  barnaamijkii soo dhaweenta sanadka cusub ee  Tv-ga caanka universal waxa ayna hadalkeeda Raacisay in ay la yaaban tahay Fanaan caan ah oo Biliqo ku hay heesaheeda waxayna sheegaty in Fanaankaas ay magciisa soo shaacbixin doonto hadii usan ka waan toobin.








HALKAAN KA DAAWO RIIX