Uncategorized

Faransiiska oo ka walaacsan Dad caan ah oo islaamay

iftineducation.com – Haweeenayda caanka ah ee samaysa Aflaanta Dalka Faransiinka loogu jecel-yahay,ayaa baaritaan ay samaysay kadib,qaadatay Diinta Islaamka,iyadoo sabab u ahaa Islaanimadeeda aflaagadooyinkii maalmahan Joornaallka Charlei-Hebdo u geysanayay Nebi Maxamed(CSW).


Isabelle Matic ayaa Bogeeda Facebook ku soo daabacday inay Muslintay,waxayna ka codsaday Muslimiinta Caalamka inay dhagaha ka fureystaan,Beenta iyo Barabogaanadda ay fidinayaan Joornaalka Charlie-Hebdon.


Saaxiibadda Bahda Fiilimadda ee Dalka Faransiiska,ayaa arin laga naxo ku tilmaantay,Islaanimadda Isabelle Matic,waxayna sheegeen inay ka cabsi-qabaan Dad badan oo Faransiis ah inay raacaan wadadda Isabella oo ay Muslimaan,xili lagu balamay aflagaadeynta Nebi Maxamed(CSW)waa sida ay ku soo qoreen Bogaga ay Facebook ku leeyihiin.