Uncategorized

Fanaanad soo qaaday hees Deb iyo holac ah oo luuq gelisay fanaaniintii jigjiga Daawo muuqaalka

iftineducation.com – Fanaanadaan oo lagu magacaabo Kafeeya kana soo jeeda Degaanka Soomaalida oo ay Ethiopia xooga ku haysato ayaa waxay ku soo caan baxday Dhaantooyinka Colac iyo Humra jacaylka ah haatan waxay ku lamaanaysay Heeso Dab iyo danab ah waxayna Sanadka Cuusb ee 2015 Ka soo saartay Hees Cuusb oo aan horay iyada oo kale Degaanka looga arag.


Fananada ayaa waxay soo wadaa Heeso iyo Dhaantooyin aan inaba caadi ahayn iyada oo sanadkan u guntatay soo bandhigida iyo soo saarista Heeso iyo Dhaantooyin aan horay loo arag iyaga oo kale.


HALKAAN KA DAAWO RIIX