Uncategorized

Falastiin Oo ku biirtay Maxkamada Caalamiga ah-Muuqaal

iftineducation.com – Dowlada lagu caburiyay caalamka ee Reer Falastiin ayaa ku biirtay Maxkamada Caalamiga ah xili xaq daro badan lagu sameeyay.


Madaxweynaha Falastiin ayaa sixiixay in Reer Falastiin ay u dhaqaaqayaan soo dhacsiga xaqooda waxaana uu saxiixay ka mid noqoshada Maxkmada dinbiyada dagaalka.


MUUQAALKA DAAWO RIIX