Uncategorized

Faarax kaftan oo hindi badan luuq galisay Muuqaal cajiib ah Daawo

iftineducation.com – Muuqaaladan aan idiin soo bandhigi doono ayaa waxa uu muujinayaa in fanaanad Farax Kftan ay luuq galisay heesaha hindida.


Soomaali badan ayaa jeclaadey Stylka heesaha y u matasho fanaanadan markii heesa ay ka soo jinatay atariishooyinka hinidada ay soomaali ahaan ugu soo heestay.


Waxaa banaanka u soo baxday Fanaanada faarax kaftan oo la ogaaday in heesteeda  ugu caansan heesaha ay qaado oo ah heesta lamagac baxday Go’aan in ay ka boojeesay jilitaanka Hees ay qaadaan  Salman Khan iyo Priyanka Chopra.




RIIX HALKAAN DAAWO