Uncategorized

Dhaqan wanaaga Soomaalida Koox wacdaro dhigtay

iftineducation.com – Kooxda  hidaha iyo dhaqanka Zamzam ayaa soo bandhigtay qaabka ugu wanaagsan ee loo nooleyn karo hidaha iyo dhanka Soomaaliyeed oo xiliyadii dambe u muuqday mid sii dhumaya.
Xaawo Abtidoon oo ah madax xarunta hidaha iyo dhaqan Zamzam ayaa sheegay in bandhigan uga gol leeyihiin dardar gelinta dhaqanka oo ay u arkeen mid gabaabi si ah.
Bandhigan oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada ximan iyo xeeb halkaasi uu kuyaalo Aqan Soomali aad u qurxoon ayaa lagu sameeyay cuntada Soomaalida caanka ku tahay.