Uncategorized

Dalka Norway Oo Barafku Buuro Noqday Sannadkan Iyo Cabsida Laga Qabo Inuu Sii Bato.+Sawiro

iftineducation.com – Waddanka Norway oo kamid ah waddamada uu xoog uga dhaco qabowgu xiliyada Jilaalka, ayaa sannadkan lagu qiyaasaya inuu sidii hore looga bartay ka bato. Wadooyinka Baaburto marto ayay buuro Baraf ahi ka dulbaxeen sidaad sawirada ka aragtaan.




Maha oo qudha dalka Norway waddamada laga cabsida qabo inuu sanadkan barafku ku sii baro, balse dalka Ingiriiska oo aanu caadi ahaan ka dhicin baraf badani ayaa isna laga wer wer qabaa sannadkan inuu qabow badani ku yimaado.




Waddanka Norway oo u badan dhul buuralay ah, wuxuu isagu caan ku yahay barafka oo mararka qaar kala xidha isu socodka magaalooyinka dalkaas.