Uncategorized

Daawo Siiriya oo u burburtay si ka daran Soomaaliya

iftineducation.com – Dagaalada ay isaga soo horjeedaan ciidamada daacada u ah Bishaar Al-Asad iyo kooxaha mindidiinta ayaa weli kasii socda dalka Siiriya, waxayna dagaaladaasi aafeeyeen dad iyo duunyo.


Burburka aan si fudud kasoo kabsasho laheyn ayaa ka dhacay, waxaana muuqda baaxada dagaaladaasi ay ku reebeen dal horumarsanaa dhinac walba.Syria_fighting


Burburka soo gaaray Siiriya ee dhismooyinka ayaa ka daran Soomaaliya oo 22 sano ay ka jiraan dagaalo nooc walba leh.






DAAWO BURBURKA SIIRIYA RIIX