Uncategorized

Daawo Sawiradaan:- Hala Yaabin Hadii uu Chine Ku Hormarey Dhaqaalaha!

iftineducation.com – Fiiri ardeydaan ku jirta filka. ma’ahan in ay rabaan iney galaan Konser ama goob ciyaar lagu firsado ama shaleema.


Ardeydaan waxaan filka ugu jiraan iney galaan hoolka maktabada si’ay ugu diyaar garoobaan Imtixaanka ugu danbeeya semister-ka  si’aay u guuleystaan.
Halkaani waxey kutaalaa UNiversity of Finance and Economics in Nanjing, Jiangsu, China waxayna ahay 8Januari 2015.


Halayaabin in China ay ku hormarta Ganacsiga sida dhaqaalaha  maxaa yeelay dad kooda ayaa sidaan wax u barta.


Miyaad araktey ardey somali ah oo sidaan inta file ugasha maktabad oo wax baranaya.???