Uncategorized

Daawo Sawirada:- Ururka Daacish oo dabaq ka soo tuuray laba nin oo “lagaroonayaal ama qaniisiin” ah

iftineducation.com – Dowladda Islaamiga ee Ciraaq iyo Suuriya ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan (ISIS) ayaa magaalomadaxda labaad Ciraaq ee Mousul waxa ay dabaq kasoo tuureen laba nin oo lagu eedeeyay in ay qaniisiin yihiin kuwaas oo dilkooda kumanaan dad ahi daawanayeen.




Isis ayaa xukunka shareecada mariyay labadan nin ee ku eedeysnaa dambiga “lagaroonayaasha”, sida a








RIIX HALKAAN ka Daawo VIDEO