Uncategorized

DAAWO: R/W Cumar CC Sharma’arke oo kufay + niyad jab xoog leh oo heysta

iftineducation.com – Halkan ka daawo sawir siyaasadeedka Maanta ee farshaxamiiste Amin Camir uu ku cabiray xukuumaddi dhawaan uu ku dhawaaqay RW Cumar Cabdirashiid ee durba dhicisowday iyadoon weli la horgeyn golaha Baarlamaanka.


Hadaba sawirkan ayaan u baahneyn fasir, wuxuuna muujinayaa xaallada saxda ee heysata CCC Sharma’arke.