Uncategorized

DAAWO: Haweenay ku dhegtay Suuqa Badhtankiisa, mid kamid ah Maamulka Siilaanyo oo Codsatayna Inuu iibsado”

iftineducation.com – Waxaa magaalada berbera ka dhacday Arin ku cusub bulshada, kadib markii Haweenay siwayn uga cadhaysan Xubnaha u shaqeeya maamulka Siilaanyo ay ku qabsatay badhtamaha Suuqa.

Haweenayda ayaa waxay ku qaylinaysay inay Dhulkii Reer Ber-bera dhamaantood wada iibsadeen, Sidoo kalana waxay ka codsatay Inay Iibsadaan Dumarka oo hada Hadhay, sida ay hadalka u dhigtay – DAAWO MUUQAALKA LAGA DUUBAY.




HALKAN KA DAAWO VIDEO