Uncategorized

Daawo:- Amiin Arts oo soo saaray hees cusub (Codkii CC iyo Music Faarax C/qaadir)

iftineducation.com – Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa soo saaray hees farashaxan ah oo cusub. Heesta oo ah heeskii “Daruuraha Hillaaciyo” ee Cabdalla Yuusuf Hanuuniye, ayaa Amiin Waxa uu ku daray sawir gacmeedyo dhaqaaqaya, oo ah Faarax C/qaadir oo tumaya music iyo ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo heeska ku luuqeynaya.




Halkan hoose ka daawo.