Uncategorized

Ciidamadda Boliiska Jowhar oo Raadinaya Nin Dilay Walaalkiis

iftineducation.com –  Ciidamadda Booliska Magaaladda Jowhar ayaa raadinaya Nin La sheegay in uu Walaalkiis Ka weyn KuDilay Magaaladda.


Ninka la dilay waxa lagu magacabi jiray C/Risaaq Cali waxana uu ka tagay Laba Caruur ah oo uu dhalay.


Magaaladda Jowhar waxa Maanta aad loo hadal haayay dilka Ninkasi uu u geystay Wiil isaga la dhashay.


RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA