Uncategorized

Cabdi good oo fartuun Birimo ku tilmaamay wax aan Afka laga sheegi karin Daawo muuqaalka

iftineducation.com – Cabdi good oo waayadan danbe lagu bartay Falanqaynta heesaha Soomaalida ayaa wuxuu ku dhegay heesta ay qaado Fanaanada Caanka ah ee Fartuun Birmo ee “SIDAAD DOONTO UGU GAL-GALO”.


Cabdi good ayaa heesta iyo Fanaanadaba wuxuu isugu daray Bahdilaad Balaadhan, Sidoo kalana wuxuu sheegay inay tahay Arin yaab leh“Ma Guursanin aawadaabaan Gal-gacalka usoo godlaayee, Gadhka iyo Naftayda ku Gama’, oo sidaad doonto ugu gal-galo” Subxaanaka yaa cadiim bal waxan eega, Ma nin aan ku qabin ayaa kugu gal-galanaya, Waaba waali Cas” Ayuu yidhi.


HALKAN KA DAAWO MUQAALKA