Uncategorized

Burji Khalifa ayay iska soo tuureen Daawo

iftineducation.com – Rag ku taqsuusay iska soo tuurista Dabaqyada Dunida ugu dhaadheer ayaa lacago fara badan waxay ka heleen dalka Imaaraatka Carabta ka dib markii ay jabiyeen Iskoor Caalami ah waliba iska soo tuureen sarta Dunida ugu dheer ee Burji khalifa .
Ragaan oo ka tagay qaarada Yurub waxaa halka ugu sareeysa ee dabaqaan u duulisay ama geeysay diyaarad Helikoptar ah balse ugu dambeeyntii waxay si nabad ah ku yimaadeen dhulka iyaga oo bad qaba ama is ticmaalaya baarashuut . Dabaqa Dunida ugu dheer ee Burji Khalifa oo ku yaala magaalada Dubai ma jirin rag horay iskaga soo tuuray oo nafsadooda haligay balse qabiiradaan jabiyay iskoorka caalamiga ah ayaa helay lacag aad u fara badan oo Malaayiin Dollar ah.




Halkaan Ka Daawo Muuqaalka