Uncategorized

Xildhibaan Ooyay markii xilka laga qaaday Ra’iisul wasaare Yuulka -Daawo

iftineducation.com – Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah baarlamaanka kuwa diidan mooshinka ayaa sheegay in mooshinku fashilmay oo hadda uusan socon karin maadaama xildhibaanadii waday ay iyagu kalsooni badan qabin.


Xildhibaan Mataan ayaa sheegay in mooshinkani uu yahay sharci darro isla markaana aysan raali ka noqon doonin in mooshinka lameel-mariyo, wuxuuna xusay in mar walba ay diyaar u yihiin sidii ay u badbaadin lahaayeen qaranka Soomaaliyeed.






HALKAN KA DAAWO