Uncategorized

Wariye soomaaliyeed oo ka soo waramaya goob ay ka quusteen wariyaasha Aduunka Daawo muuqaalka

iftineducation.com – Sida aynu lasocono dagaal daba dheeraday ayaa wuxuu ka soconayaa wadamada carabta gaar ahaan dhulka ku xeeran siiriya iyo ciraaq Wariyaha Soomaaliyeed ee Maxamed Cadow,


kana tirsan Tv-ga Al-jazeera ayaa wuxuu gaadhay dalka Ciraaq, Sidoo kalana wuxuu booqday Furimaha dagaalka. iyadoo ay jirtay in tiro dhowr wariyaal ah horay qudha looga


jaray  Aaga dagaalk. Sikastaba ha ahaatee Maxamed Cadow ayaa wuxuu warbixin kasoo Duubay Kurdiyiinta dalka Ciraaq ee dagaalka kula jira Kooxda ISIS iyo Xaaladihii ugu danbeeyay ee Halkaasi.






HALKAAN KA DAAWO