Uncategorized

Waraysigii shabaab ka duubeen Wiilka uu adeerka u ahaa C.raxmaan Faroole inta aanay dilin

iftineducation.com – Kooxda Al-shabaab ayaa waxay soo bandhigeen Muuqaalka iyo Waraysi ay leeyeesheen Wiil uu adeer u ahaa Cabdiraxmaan Faroole, Intii aanay toogan.


Waraysigaan ayaa wuxuu uga hadlayaa arimo badan oo La xidhiidha Shaqadiisa, Beesha uu kasoo Jeedo, Xidhiidho lala soo sameeyay Xiligii uu madaxwaynaha ahaa C/raxmaan Faroole iyo Arimo badan.




HALKAN KA DAAWO VIDEO