Uncategorized

Waa wiil soomaali ah oo gacanta ugalay jabhad liibyaan ah-Daawo muuqaalka

iftineducation.com – Hadii aad maqli jirtay Dad ayaa lagu xertay liibya maanta Daawo Ninkii Caanka ahaa ee lagu magacaabi jiray Magafe oo soomaalida ka qadan jiray laaluushaka fara badan dumarka Soomalaiyeedna kufsan jiray ayaa idin soo


gudbineeynaa sawiradiisa waxaana ninkaan aqoon u leh dadkii soo tahriibay oo soomaray saxraha liibiya sawirkaan oo laga soo qaday asiga oo bistoolad ku haya wiil u dhashay dalka


Elitariya oo aan u faleeynin wax naxariis ah. Magafe waxaa uu isbaaro an la ogeyn dhigtay saxraha marka alga soo galo suudaan waxaana uu qof waliba ka qaataa lacag gareeysa 300 ama kaba sii badan asiga oo wata xulufadiisa nala daawo  sawirada ninkaan loo yaqano magafe..






HALKAAN DAAWO RIIX