Uncategorized

Waa Tan Sababta Ay Muhiimka U Tahay Inaad Joogteyso Cunitaanka Cinabka

iftineducation.com – Culimada kuxeelka dheer caafamaadka ayaa shaaciyay in cunitaanka Cinabka iyo qaar kamid ah khudaarta ay muhiim uyihiin lafaha banii aadamka koriinkooda iyo ilaalinta difaaca jirka banii aadamka.

Mary teraz bory waa dhakhtarad kuxeel dheer culuumta cafaimaadka iyo nafaqada waana dhakhtarad faransiis ah oo kusugan magalada paris ee xarunta dalka france waxa ayna tilmaamtay in khudaarta marnaba  aysan ka maarmin banii aadmku loona baahanyahay in mar waliba ay kudadaalaan.
Dhakhtaraddan  ayaa waxa ay carabka kudhufatay in aysan ahayn in qofku uu mar walba cuno khudaarta, balse haddii qofku uu todobaadkii isticmalao 3 ilaa 4 jeer ay wax utareyso uuna iska dareemaayo wax aad ubadan, waxaa kale oo dhakhaatiirtu ay shegeen in ay jiraan waxyaabo kale oo iyaguna muhiim u ah caafimaadka iyo jirka banii aadamka ilalainta difaaciisa, waxaana kamid ah waxyaabahaasi: malayga amaba kaluunka iyo khudaarta caagaaran.
Cilmi baarayaal kuxeel dheer caafaimaadka oo kusugan dalka france ayaa waxay tilmaameen in Cinabku uu yahay midka ugu muhiimsan iyo in uu kakoobanyahay waxyaabo kala duwan ayna kamid tahay Sonkorta.