Uncategorized

VIDEO: Nin u eg daanyeer oo lagu arkay dalka Shiinaha

iftineducation.com – Ninkaan Ayaa Waxaa La sheegyIin Ay dhashay Hooyo Shiinees ah, Waxaana Uu Jiraa 33 sano Waxaana La Sheegay In Uu ku Barbaaray Tuulo Yar Oo Ka Mid ah Wadanka Shiinaha Sidaas Darteedna Ay Suurta Gashay In Hooyadii Dhashay in Qariso Mudo intaas La eg.




Hooyada Dhashay Ninkaan Ayaa Waxaa La Sheegay In Ay In Muddo ah u Afduubneyd Xayawaan la dhaho YEREN APE MAN. Oo ku Nool Howdka Shiinaha Ahna Farac ka Mid ah DAANYEERADA Gaar ahaan Kuwa Loo Yaqaan BIGFOOT Ee Ku Nool Wadanka Mareykanka.


Waxaa La Sheegay In Xayawaanadu ay Kufsadeen  Mudadii ay u Afduubneyd Maadaama La Sheegay in Ay Dhashay  Ninkaan Kadib Markii Ay Ka Soo Fakatay Xayawaanadii Ay U Afduubneyd.


HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: