Uncategorized

Video :Mareykanka oo xabsi dadka lagu ciqaabo la dhisanaya Xamar

iftineducation.com – Warbixintani muuqaalka ah waxa ay ka hadlaysaa jirdilka iyo ciqaabaha caqliga ka taloowsan ee ka dhaca gudaha Soomaaliya, kuwaasi oo ay sameeyaan hay’adaha nabad sugida oo gacan ka helaya sirdoonka Maraykanka iyo Ingiriiska.

Warbixinta waxaa diyaariyey kanaalka Channel 4 ee Ingiriiska, weedha ugu weyn ee warbixinta ku jirtana waxaa oranaya Axmed Fiqi oo ahaa agaasimihii hore ee hey’adda nabad sugida oo barnaamijka lagu wareystey.


“Soomaaliya maanta iskuulaadka waxaa looga baahi badantahay xabsiyada” ayaa laga soo xigtey isagoo leh Fiqi.




RIIX HALKAAN KA DAAWO