Uncategorized

VIDEO: Gaari Malaayin Dolar sidey oo shil galey & lacagti oo hawada gashey

iftineducation.com – Gaari sidey Malaayiin Dollar-ka Hong Kong ayaa galey shil, kaasoo sababey in lacagtii ay dabeyshu hawadu dadka u qeybiso, ayadoo kumanaan dad wadada gawaari ku marayey ay gurubsadeen lacagtii.


Booliska ayaa ku wargeliyay in dadki lacagta jidka ka urursadey ay soo celiyaan, hadii aysan sidaasi sameyna falkoodu noqon doono DENBI WEYN.






DAAWO WAXA DHACEY IYO LACAGTA FIRDHATEY