Uncategorized

VIDEO: 162 qof oo Cirka lagu la’yahay

iftineducation.com – Diyaaradda AirAsia number-keeduna yahay 8501 taasoo sidday rakaab lagu sheegay 162 Qof ayaa la la’yahay, waxaana cid ugu wardambeysay ayadoo duuliyihii diyaaraddu uu wargeliyay xaalad degdeg ah.


Diyaaraddan ayaan kasoo duushay dalka Indunuusiya waxeyna ku wajahneed Singabuur.




HALKAN KA DAAWO FAAH FAAHIN