Uncategorized

Ulula calanka farxiya fiska reer holand oo la aamusin waayay showgii fiska dartiis Daawo muuqaalka

iftineducation.com – Fanaanada Farxiya Axmed Cadaawe oo dadka badankiisa ugu yeeran Farxiya Fiski isla markaana ah Fanaanada xilligan loogu jaceyl badan yahay dalka soomaaliya.


Farxiya Fiski waxay habeen hore dhigtay mid ka mid ah bandhig faneedkii ugu weynaa ee inta la og yahay ka dhacay qaaradda Yurub oo dhiga fanaan ama fanaanad soomaaliyed.


Soomaalida Holland waxay u ahayd habeenkii ugu yaabka badnayd ee ay soo maraan Taariikhda waxayna Farxiya Fiski ku reebtay Taariikh cidna aan ilaabi doonin. baxdo.com


Bandhig faneedkaas waxaa uu cashar u dhigay dhamaan fanaaniinta soomaaliyed waxayna ku ogaadan in farxiya fiski ay tahay gabadha koowaad ee soomaaliya.


In kastoo Bandhiga showgaas uu ahaa mid ay iska lahayd Farxiya Kabayare haddana intii ka soo qeybgashay waxay isku raaceen in sababta u soo aadan showga ay ahayd aragtida Farxiya Fiski.






DAAWO MUUQAALKA RIIX