Uncategorized

Topnews:- Ra’isulwasaaraha cusub -Shaqsiyaadka la siiyay Wasiirada Hawiye -magacyadooda iyo beel hoosaadkooda ?

iftineducation.com – Ra’isulwasaare cusub ee Xukumadda Federalka Somalia Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke,wuxuuna ku wajahan yahay Muqdisho isagoo maanta gaaray Magaaladda Nairobi.sida Warbaahinta iftineducation ogaatay.


Wasiiradda ugu muhiimsan ee beesha Hawiye la siiyay waxay kala yihiin”


1-Wasiirka Amniga Abdullahi Sanbaloolshe – Xawaadle Hawiye


2- Wasiirka Warfaafinta Dahir Amin Jesow – Gaaljecel Hawiye


3-Wasiirka Dastuurka Maryan Cariif – Murusade Hawiye 


4- Wasiirka Arimaha Gudaha iyo federalka Abdukariim Xuseen Guled – Habargidir – Hawiye


5- ?????????