Uncategorized

Subxanalah;Daawo-Hooyo soomaliyeed oo wiilkeeda wado ku tuuray

iftineducation.com – Hooyo soomaaliyeed oo 80 sano jir ah oo ilmo badan leh kadibna ay ku tuureen meelaha lagu xanaaneeyo waayeelada- hooyadaan oo ku nool dalka ingiriiska ayaa sheegtay in ay caruurteda ka la.dahay wax booqasho ah iskaba daaye xanaaneyn waxeyna dhigeen isbiaalada wayelada… hooyadaan oo kaligeed isla hadleysa waxaa la la kulatay wariye caan ah kadibna qisadaan ayeey uga sheekeysay. waxey dhahday wiilasheyda waxey iga jecelyihiin xaasaskooda .subxaanallah.. waa markii ugu horeysay oo la arkay hooyo soomaaliyeed ka cabaneysa ilmaheda…






HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA