Uncategorized

Siyaasada Laba walaal ayay kala gaysaa -Daawo Dhacdadan

iftineducation.com – Siyaasad dood Toos ah oo Laga tabinayey Talefishan ay Fooda isku Direen Walaalo Kala Taageersan Xisbiyada Jamhuuriga iyo Dumuqraadiga ee dalka Maraykanka.


Dooda ayaa Marqura Isu Badashay dhan Kale Waxaana Garnaqsi Labada Siyaasi Noqday in Mid Waliba Madaxa Hoos Aadiyo Kadib Markii Hooyadood Si Deg Deg ah Taleefan Ugu soo Dirtay.


Wiilashaan oo Lagu Kala Magacaabo Brad oo Taageersan Xisbiga Jamhuuriga iyo Dallas Woodhouse oo isna Republican-ka Taageersan, Waxaan Marqura Soo Dhex Galay Taleefan Uga Yimid Dhanka Hooyadood oo barnaamijka Toos Usocda Soo Wacday Waxeyna Ka Dalbatay inay Soo Booqdaan Ciida Chrismaska ayna Aad Ujeceshahay Wiilasheeda,


HALKAAN KA DAAWO RIIX