Uncategorized

Shaqaale Siminaar loogu qaaday Turkiga oo Gariiga u baxsaday

iftineducation.com – Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga ayaa shaacisay in Afar ka mid ah Shaqaale ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibada iyo xiriirka caalamiga oo tababar loo keenay Turkiga in ay usoo tahriibeen dalka Gariiga, iyadoo Safaaradda digniin kasoo saartay shaqaalaha loo soo qaadayo Turkiga inaysan mas’uul ka aheyn.


Ma ahan markii ugu horeysay ee shaqaale ka tirsan Dowladda oo fursado siminaar dibada ah helay oo sidaan oo kale sameeyay, hase ahaatee waxaa horay u dhacday shaqaale-dowlad




HALKAN KA AKHRISO QORAALKA SAFAARADDA.