Uncategorized

Saynab “Inta aan fanaanka ahay 4 Nin ayaa hees darteed ii furtay “-Daawo

iftineducation.com – Waxa si cajiib ah loo weareestay fanaanad Saynab Laba dhagax waxaana ay sheegtay in ay in badan ragii soo guursadey ku waayi jirtay heesaha dartood.


Saynab Laba dhagax Oo sheegtay In Rag badan ay ku fureen Ciladaan  waxaana ay uga digtay hablaha mustaqbalka doonaya heesaha ay qaadayaan.






WARAYSIGA DAAWO MUUQAALKA: