Uncategorized

Ragii Xalane Weeraray Muuqaalkooda -Nala daawo

iftineducation.com – Waxaa faah-faahin kooban soo saaray alshabaab ka gadaal weerar maanta ay ku galeen xerada xalane oo saldhig muhiima u ah Amisom.


Shabaab ayaa sheegtay guul wayn inm ay ragooda soo hooyen markii ay albaab walba qarxiyeen inta aanay galin ka dibna askar badan laayeen.


Qorshaha weerar ayaa alshabaab u ahaa mid maleegan oo muddo dheer ay ka shaqeeyeen taasi oo sahal ka dhigtay in ay xerada galaan.




HADABA DAAWO MUUQAALADA:-