Uncategorized

Qabiil dhan Oo hargaysa iskaga guuraya -Daawo

iftineducation.com – Waxaa Magaalada Hargaysa xaaladeeda Sii xumeeyay hadalo xildhibaano ka xanaaqay xukumada Siilaanyo jediyeen iyaga oo ku dhawaaqay war aan la fileen.


Mid Ah Xildhibanada Kasoo jeeda Gobolka Awdal ayaa Ugu baqay  Masuul Waran cade ciidamadiisa Gayn Deegaanada Ku sugan yahay Suuldaanka Xoraynta Ku Dhawaqay Iyagoona Uga Digey Inuu  dagaal Hor leh U Keenayo.


Reer Samaroone oo ah qabiilka ka soo jeeda Awdal ayaa Hargaysa ka xerxertay waxaana ay wacad ku mareen in ay iska caabin doonaan qorshe walba oo lagu weeraro Suldaankooda.








HALKAAN KA DAAWO RIIX